Dowladda Puntland Oo Soo Saartay Magacyada Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Ku Xiran India.
November 27 2016 (Puntlandes)_Dhallinyaradan oo wali xukun aanu ku dhicin, ayaa Ciidanka Ilaalada badaha ee dawladda India ku soo qabteen afar hawlgal oo kala duwan, sanadihii 2011 iyo 2012. Waxay ku eedaysanyihiin Burcad-badeednimo, waxaana laga soo qabtay, sida uu qirayo ninka u doodaya ama u qareemaya, meel ka baxsan xadka badda India. Qareenka Dhallinyarada ayaana caddeeyey in 2ba sababood awgood aanay dhici Karin in lagu xukumo DIL.
Dhallinyaradan oo tiradoodu markii hore ahayd 120, ayaa imminka ah 118, waxaana dhintay laba ka mid ah dhallintaas.
- (Waa marka koowaade), cidna ma aanay dilin dhallinyaradu
- (waa marka labaade), waxaa laga soo qabtay meel ka baxsan Xad badeedka waddanka India.
Tiro | Magac | Degaankiisa |
01 | Suleiman Aden Becker | Dirirdawa, Ethiopia |
02 | Mohamed Ibrahim Mire | Mogadishu, Somalia |
03 | Abdinur Abdishakur Hussein | Adado, Somalia |
04 | Muruk Abdulle Farah Ugar | Godinlabe, Somalia |
05 | Ali Mohamed Ali | Adale, Somalia |
06 | Abdirizak Mohamud Jama | Garowe, Somalia |
07 | Badle Hussein Mohamud Hussein Idle | Galkio, Somalia |
08 | Abdulrizak | Holudunadag, Mogadishu |
09 | Abdul Isak Ali | Mogadishu, Somalia |
10 | Hudi Sayed Ahmed | Galkaio, Somalia |
11 | Noor Badre Mohamud Ali | Galkio, Somalia |
12 | Mohamud Sayid Yusuf | Galkio, Somalia |
13 | Mukhtar Aashik Obles | Adado, Somalia |
14 | Abdi Hasik Ahmed | Mogadishu, Somalia |
15 | Noor Mahamud Yusuf Mohamud | Dhgaxyaweyn, Somalia |
16 | AbdirizakMohamed Kadiye | Mogadishu, Somalia |
17 | Hassan Ali Mohamed Guled | Adado, Somalia |
18 | Mohamud Abdul Yusuf Roble | Bahado, Somalia |
19 | Yusuf Hassan Abdi Hussein | Kismaio, Somalia |
20 | Mohamud Abukar Mohamed | Huddur, Somalia |
21 | Abdi hashi Hussein | Adado, Somalia |
22 | SakariaMohamud Ejaha | Mogadishu, Somalia |
23 | Sayid Aden Mohamed | Adado, Somalia |
24 | Ahmed Mohamed Hassan | Hamaro, Adado, Somalia |
25 | Awil Mohamed Warsame | Adado, Somalia |
26 | Ahmed Hashi Ali Mohamed | Mogadishu, Somalia |
27 | Dahir Kodab Hashi | Barahley, Galkio, Somalia |
28 | Ahmed Mushi Jim’ale | Mogadishu, Somalia |
29 | Noor Ahmed Mohamed Roble | Ceel-Huur, Somalia |
30 | Hassan Salad Ahmed | Mogadishu, Somalia |
31 | Mukhtar Yusuf Ali | Mogadishu, Somalia |
32 | Hassan Yassin Hassan | Buur-dhuubo, Somalia |
33 | Hassan Jama Yusuf | Adado, Somalia |
34 | Mohamed Abdi Ali | Mogadishu, Somalia |
35 | Mohamed Ahmed Mudey | Adado, Somalia |
36 | Omar Mohamed Ali | Mogadishu, Somalia |
37 | Dahir Mohamud Ali | Dhusamareb, Somalia |
38 | Esse Mohamed Idee | Buruk, Galgadud, Somalia |
39 | Anas Elmi Ali | Wargalo, Galkaio, Somalia |
40 | Khalid Ano-did Awar Fanshe | Wanlaweyn, Somalia |
41 | Medrus Ali Mohamed | Ceell-dheer, Somalia |
42 | Dagade Dahir Arabe | Kudbud, Galkio, Somalia |
43 | Ali Abdulle Muse | Adado, Somalia |
44 | Khalif Farah Mohamed | Galgadud, Somalia |
45 | Ahmed Osman Yusuf | Galgadud, Somalia |
46 | Osman Derie Haji | Galgaduud, Somalia |
47 | Sayed Hassan Mohamed | Galkio, Somalia |
48 | Abdi j Farah | Galgadud, Somalia |
49 | Noor Abdullahi Sheikh | Bulo-burde, Somalia |
50 | Farah Hassan Dini | Dhusamareb, Somalia |
51 | Khalif Abdulkadir | Adado, Somalia |
52 | Abdiqays Salad Elmi | Galgadud, Somalia |
53 | Olwe Osoble Ali | Afgoye, Somalia |
54 | Sayed Mohamed Ibrahim | Galgadud, Somalia |
55 | Esse Mohamed Derie | Galgadud, Somalia |
56 | Ahmed Sayed Abdi | Mogadishu, Somalia |
57 | Duran Mohamed Ali | Godinlabe, Somalia |
58 | Mukhtar Abdulle Ahmed | Adale, Somalia |
59 | Liban Dahir Ali | Ceel-dheer, Somalia |
60 | Sadat Halane Mohamud | Mogadishu, Somalia |
61 | Mohamed Omar Mohamud | Berdale, Somalia |
62 | Ibrahim Abdi Noor | Harfis, Alleshia, Somalia |
63 | Ahsan Afey Mohamud | Buloballi, Galkio, Somalia |
64 | Mohamed Ali Muse | Mogadishu, Somalia |
65 | Atoor Bashir Barre | Bur-Salah, Somalia |
66 | Hiraf TimocaddeBoole | Dhinowda, Somalia |
67 | Ahmed Ali Osman | Israac, Galkio, Somalia |
68 | Mohamed Abdi Ali | Hobyo, Somalia |
69 | Ahmed Khalif Mohamed | Barodi (Colombo Hotel), Somalia |
70 | Shidad Ali Mohamed | Israac, Galkio, Somalia |
71 | Hurfe habri Noor | Israac, Galkio, Somalia |
72 | Noor Mohamed Hersi | Mogadishu, Somalia |
73 | Muhiyadin Hassan Ali | Mogadishu, Somalia |
74 | Siyad Abdi Ahmed | Garsor, Galkio, Somalia |
75 | Ahmed Osman | Garsor, Galkio, Somalia |
76 | Asair Abdi Sudan | Afgoye, Somalia |
77 | Mohamed Ahmed Ali | El-Maca, Mogadishu, Somalia |
78 | Abdulaziz Warsame Gele | Galkio, Somalia |
79 | Mag Mohamed Roble | Mogadishu, Somalia |
80 | Shugri Dakharre Noor | Harardhere, Somalia |
81 | Esse Mohamed Dhimbil | Mogadishu, Somalia |
82 | Qaysar Ahmed Artan | Mogadishu, Somalia |
83 | Madar Osman Abdi | Galkio, Somalia |
84 | Mohamed Ali Osman | Mogadishu, Somalia |
85 | Hassan Derie Gelle | Galkio, Somalia |
86 | Shafi Guhad Mohamed | Galgudud, Somalia |
87 | Ali Yusuf Ibrahi | Sherbi, Qardho, Somalia |
88 | Gudaweyn Abdi Tirik | Mogadishu Somalia |
89 | Ali Abdi Ahmed | Israc, Galkio, Somalia |
90 | Abdulnasir Abdulle | Mogadishu, Somalia |
91 | Abdulla Moallim Hassan | Wanlaweyn, Somalia |
92 | Teknas Mahmud Sabri | Mogadishu, Somalia |
93 | Farhan Salad Omar, | Mogadishu, Somalia |
94 | Faisal Argo Mohamed | Mogadishu, Somalia |
95 | Sahal Hassan Moallim | Mogadishu, Somalia |
96 | Mohamed Shire Ahmed | Mogadishu, Somalia |
97 | Abdulle Hassan Hussein | Jawhar, Somalia |
98 | Mohamed Ali Hayle | Adado, Somalia |
99 | Ali Khoble Afrah | Jawhar, Somalia |
100 | Noor Mohamed Salad | Mogadishu, Somalia |
101 | Hassan Siddu Alin | Adale, Somalia |
102 | Ahmed Hassan Alin | Mogadishu, Somalia |
103 | Musse Ahmed Abdulrahman | Kismaio, Somalia |
104 | Ali Osman Abtidoon | Mogadishu, Somalia |
105 | Abdurahman Abduwahid Musse | Adado, Somalia |
106 | Osman Salad Eid | Biyo-kulule, Bosaso, Somalia |
107 | Khalif Farah Aden | Grsor, Galkio, Somalia |
108 | Abdirizak Bashir Hilelo | Israac, Galkio, Somalia |
109 | Mohamed Ali Mohamed | Wardher, Ethiopia |
110 | Habib Mohamud Farah | Qandala, Somalia |
111 | Bon John Ali | Eastliegh, Nairobi, Kenya |
112 | Mohamed Abdullahi Hassan | Abud-Waq, Somalia |
113 | Aways Artan Mohamed | Garacad, Jariban, Somalia |
114 | Yassin Jama Derie | Galadi, Warder, Ethiopia |
115 | Ahmed Abdi Hassan | New Hargeisa, Somaliland |
116 | Mohamed Abdullahi Barre | Israac, Galkio, Somalia |
117 | Bashir Omar Mohamed | Bosaso, Somalia |
118 | Farah Jama Farah | Garowe, Somalia |
119 | Abshir Abdi Hussein | Garowe, Somalia |
120 | Rage Abdirizak Abdille | Wardher, Ethiopia |