Dhagayso: Faroole oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya siiyey Golaha1960
30 nov 2016 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland iminkana ah Xubin ka tirsan Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdiraxmaan Maxamud Faroole ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Golaha1960 ee Golaha Codka Shacabka Soomaaliyeed iyo websaydhada Golaha, sida Golaha1960.com, Arrimaha.com iyo websidhada ay xiriirka leeyihiin sida Puntlandes.com iyo kuwo kale oo badan.
Dhagayso Dr Faroole ayaa waraysiga wuxuu aad ugaga hadlay arimaha doorashooyinka iyo xaaladda guud ee Soomaaliya
Puntlandes.com