DHEGEYSO-Cali Xaaji Warsame,”Mas’uuliyadda dibudhaca doorashada waxaa leh Xasan Sh”.
December 04 2016 (Puntlandes)-Waxaa markale dibudhac kuyimid doorashada hogaanka barlamaanka iyo madaxtinimada Soomaaliya, iyadoona arrinkaasi ay walaac ka muujiyeen musharixiinta xilka madaxtinimada ee Soomaaliya.
Dr Cali Xaaji Warsame, waxa uu kamid yahay musharixiinta sida weyn u dhaliilsan hanaanka wax u socdaan iyo sharciga oo la baalmaray, isagoona ku eedeeyey dibudhacyada socda madaxda xilka haysa waqtigaan.
DHEGEYSO