DHEGEYSO-Abu-kaate Ilka-xanaf oo kahadlay musuq-maasuqa doorashada Dalka.
December 04 2016 (Puntlandes)-Musuq-maasuqa iyo wax isdaba marinta hanaanka doorashada Soomaaliya, gaar ahaan doorashada labada aqal ee barlamaanka ayaa gaarey heerkii ugu sarreeyey, iyadoona ay marxaladaan siweyn u dhaliilayaan siyaasiyiin kala duwan.
Abu-kaate Caydiid Ilka-xanaf, gudoomiyihii hore ee maxkamadda ahna musharax u taagan kurasaasta aqalka sare, ayaa sheegay in sifo aan sharci ahayn looga saaray liiska musarixiinta aqalka sare ee Soomaaliland.
DHEGEYSO