DHEGEYSO-Cali Xaaji Warsame Oo Ka Hadlay Go’aankii Kasoo Baxay Puntland.

December 05 2016 (Puntlandes)-Siyaasiga Cali xaaji Warsame ayaa si adag udhaliilay hanaanka doorasho ee soomaaliya iyo talaabooyinka diyaar garow ee doorashada, cali xaaji ayaa tilmaamey arimo badan oo wax udhimi kara doorashada kuwaasoo ay ka mid yihiin dib udhaca waqtiyeed ee doorashada.

Xulitaanka baarlaamka, ku takrifal awoodeed iyo caga jugleyn uu sheegay in lagula kacayo dadka xaqa uleh ka qayb galka aqalada dalka iyo siyaasiyiinta madaxa banaan, musuq maasuq iyo hantidii umada oo xubno gaar ah danahooda gaar ahaaneed ay ku fulsanayaan sida uu sheegay Cali Xaaji.

DHEGEYSO

About The Author