Digreeto oo ka soo baxday Xafiiska Madaxwaynaha Puntland Oo lagu magacaabay Taliyaha qaybta Booliiska G/Nugaal

Garoowe (Pes): Madaxxweeynaha dowlada Puntland Cabdiwali mahamad cali gaas ayaa maantay taliye qaybta Gobolka Nugaal u magacaabay G\sare Ahmad Cabdulaahi Samatar (layli) waxaana taliyihii hore G/sare Cabdirixmaan Abshir loo magacaabay taliye ku xigaynka ilaalinta canshuuraha Puntland

Taliyahaan casub ee maanta lamagacaanay ayaa hada wuxuu uu ahaa taliayaha xaroda 54 ee magaalada garowe

420

Puntlandes.com

About The Author