Daawo Video: Dowladda Puntland oo Shacabka ugu baaqday taageerida Ciidanka Difaaca

Garowe(Pes) Wasiirka arrimaha gudaha Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan ayaa shacabka uga digay meelaha godan in ay ka dheeraadaan maadaama Roobab badan la filayo in ay ka da’aan Puntand. Wasiirka ayaa shacabka ugu  baaqay inay garab istaagaan teegeerana u muujiyaan ciidanka difaaca Puntland oo uu sheegay inay yihn geesiyaal naftooda u horay bad baadinta dadkooda.

Halkan ka daawo Video

Puntlandes.com

About The Author