DHEGEYSO-Maxkamadda Darajada 1aad ee Gobolka Bari oo xukumo ridey.
December 11 2016 (Puntlandes)-Maxkamada Darajada Koowaad ee G/Bari oo Maata Xukuno ganaax iyo Xarig ah kuriday dad ku eedeesnaa falal ay kamid ahaayeen Maaandooriyaha iyo Tahariibta.
Eedaynta Xeer ilaalinta kadib Markii ay Maxkamadu dhagaysatay Waxaa Xukunkan Kudhawaaqay Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Koowaad ee Gobolka Bari Maxamuud Maxamed Sulaymaan.
DHEGEYSO