Daawo-Xasan Sheekh oo ammaanay Alshabab eedayna ujeediyey AMISOM iyo ciidanka.
December 12 2016 (Puntlandes)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuu ayaa ku Dhawaaqay Hadal aan laga Filayn oo Bulshada soomaaliyeed qal-qalgaliyey kaas oo uu ku taageeray Dhaq-dhaqaaqa Al-shabaab ee Dagaalka kula Jira Dowlada Soomaaliya,Midowga Africa iyo Wadamada Taageera Howlgalka Nabad ilaalinta Dowladaha Bariga Africa ee Magaciisa loo soo gaabiyo AMISOM.
DAAWO
https://youtu.be/9MiYU2gWwrY