Dhagayso: Aqoonyahan Cabdixabiib Yasiin oo Golaha1960 uga waramay arimo badan oo Xasaasi ah

12 dec 2016 (Puntlandes)  Waraysigan uu siiyey golaha1960 Aqoonyahan Cabdixabiib Yasiin ayaa wuxuu aad ugu dheeraaday oo ka waramay dhibaatooyin uu sheegay iany dowladda Puntland u geysatey markuu isu sharaxay Baarlamaanka Dowladda Federaalka ,Musuqmaasaqa iyo Faragelinta ay dowladda Puntland ku hayso doorashada baarlamaanka guud ahaan,iyo weliba xarig iyo tacadiyo badan oo isaga loo geystey, waa sida uu hadalka u dhigaye.

garowe1

Golaha codka shacabka somaliyeed iyo websaydhada uu Goluhu leeyahay sida golaha1960.com iyo websaydka ay wadshaqayna leeyihiin ee Puntlandes.com.  saadaalnews.net, Arrimaha.com

Dhagayso Weriye Dhegood waraysiga ka qaaday Aqoonyahan Cabdixabiib Yasiin


Puntlandes.com

About The Author