Maamulka Koonfur Galbeed oo kahor yimid go’aan kasoo baxay Damu-jadiid.

December 15 2016 (Puntlandes)-Maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan gudigiisa doorashada ayaa si adag uga jawaabay war ka soo baxa shalay guddiga Xalinta Khilaafaadka Dad-ban ee Soomaaliya, kaas oo ay faragalin ku sameeyeen xildhibaano lasoo doortay, gaar ahaana kuwa ka soo baxay magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

AKHRISO

guddiga-baydhaba

About The Author