Akhriso Beesha Caalamka oo fariin adag u dirtay Hogaamiyaasha Madasha Wadatashiga Qaranka NLF

16 dec 2016 (Puntlandes) Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya Michael Keating ayaa soo saaray maanta amar cad oo ku socda Hogaamiyaasha Madasha Wadatashiga Soomaaliya.

Keating ayaa waxa uu qoraalkiisa kusoo qaatay  in shaqadooda loo madax banaaneeyo guddiga Xalinta Khilaafaadka oo la kulmaya Hanjabaado iska daba imaanaya iyo Cago juglayn.

233-2b4

233-4b4a

Puntlandes.com

About The Author