DHEGEYSO-Mid kamid ah Isimada Puntland oo taageeray in xildhibaanada qaar dib loo doorto.
December 17 2016 (Puntlandes)-Boqor Cabdullaahi Axmed Cali (Daba-gooye), oo kamid ah isimada Puntland ayaa taageero u muujiyey go’aankii gudiga xallinta khilaafaadku ay ku laaleen doorashada 11 kamid ah barlamaanka cusub.
Boqor Cabdulalahi ayaa waxa uu sheegay inuu ku qanacsan yahay go’aanka xalinta khilaafaadka. Boqrka ayaa ku andacoonaya in beeshii uu kasoo jeeday laga boobay kursigoodii oo loo gacan geliyay beel kale.
DHEGEYSO