Daawo sawirada Xildhibaanadii uu ka mid ahaa Xildhibaan Saleebaan ee ka Dhoofay Galkacyo una dhoofay Muqdisho
19 dec 2016 (Puntlandes) Waxaaa ka duulay Garoonka Abdulaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo 10 Xildhibaan oo ka mid ah Xildhibaanda cusub ee Puntland u matali doona Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, waxaana ka mid ahaa Xildhibaan Saleebaan Maxamuud Xaashi, iyagoo ku wajahan magaalada Muqdisho.
Magaalada Muqdisho ayaa la filayaa in lagu dhaariyo Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, kadibna uu ka furmo kullanka ugu horeeya ee Baarlaanka iyagoo dooran doona madaxda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya.
Daawo sawirrada
Puntlandes.com