Dhagayso: Madaxwaynaha Puntland Qudbadii uu xalay ka jeediyey soo dhawayta waftigii DFS

Garowe(Pes) Madaxwaynaha Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas (MOOGE) ayaa khudbad ka jeediyay munaasiibadii xalay lagu qabtay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garowe, xafladaasoo dadwayne aad u faro badan lagu caasumay.

Madaxweyne Gaas ayaa sheegay Puntland inaysan diidayn dhismaha mamulka gobalada dhexe hase yeeshee aysan raali ka noqon doonin in lagu soo xad gudbo.

Halkan ka dhagayso Khudbadii madaxwayne MOOGE. (1)


Qaybta (2)

Puntlandes.com

About The Author