Dhagayso: Qudbadii Gudoomiye ku xigeenka Barlamanka DFS ee xalay Garowe

Garowe(Pes)) Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka DFS Mudane Mahad Cawad ayaa sheegay wafdi uu hoggaaminayo Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari inay kusoo wajahan yihiin magalada Garowe isla markasna ay ka qayb gali doonaan furitaanka fadhiga gollaha baarlamaanka Puntland.

479

Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka DFS Mudane Mahad Cawad ayaa xalay kulankii lagu soo dhawaynayay wafdiga R.W Somalia ka sheegay inay dhex-dhaxaad ka yihiin khilaafka u dhaxeeyay Puntland iyo DF, isla markasna ay Garowe u yimaadeen sidii loo ogaan lahaa halka uu ku dhamaan karo waxyaabaha la isku hayo.

Halkan ka dhagayso

Puntlandes.com

About The Author