Dhagayso: Qudbadii Xalay Garowe Wasiirka 1aad DFS
Garowe(Pes) Wasiirka 1aad DFS Mudane Cabdiwali Shiikh Axmed Maxamed ayaa sheegay Puntland inay lafdhabar u tahay Federaalaynta Somalia isla markasna aqoonteeda la xariirta nidaamkaasi lagu dabiqi doono mamuladda kale ee dalka ka dhismaya.
.
Halkan ka dhagayso qaybta 1