Xaabsade ”Gobalada SSC waa Puntland ,,haddii sadex kuu timaadana waa wax kama jiraan”

Garowe(Pes) Siyaasiga Ruug cadaaga ah Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu tunka wayn Gobalada Sool, Sanaag iyo Cayn oo ka hadlay munaasibadii xalay lagu soo dhawaynayay Wasiirka 1aad DFS iyo wafdigisii ayaa ka jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu kula hadlay masuuliyiinta Villa Somalia.

Xaabsade oo dhowaan kasoo laabtay Somaliland ayaa sheegay Gobaladda SSC inaysan ka mid ahayn Somaliland sidaasi darteedna ay muhiim tahay in wada hadalada DF iyo Somaliland laga qayb galiyo SSC oo ka mid ah Puntland sida uu xalay sheegay.

 

Halkan ka daawo Video ga Siyaasi xaabsade

Puntlandes.com

About The Author