Villa Wardhiigleey iyo Saxaafada Xamar oo ka xun Safarka Wasiirka 1aad uu ku joogo Puntland

Garowe(Pes) Wasiirka 1aad ayaa safar madaxwareer tir ah ku jooga caasimad Puntland ee Garowe isagoo yimid dhulkiisii una yimid dadkiisii. Waxaa la filayey inay booqashadiisu ay dadka ku habsaday Caasimadii hore Somali ee Xamar aysan farxad gelin laakiin waxaa hada soo baxday inay ku abuurtay jahawareer iyo madax xanuun isagoo madaxa Villa Wardhiigleey uu hadba meel madax saaray si uu ugu yaraan Mediyada ula qaybsado maalintii koowaad wuxuu isku qaaday Cadale maantana Barawe.

Halka ay Saxaafada xamar iyana afka furatay iyadoo aanba aqoon waxa ay ka hadlayaan

http://caasimadda.com/puntland-ma-xaq-baa-ka-maqan-ma-mid-baa-ku-maqan-mise-xaq-dad-kale-ayay-u-doodaysaa/
Balhalkan ka akhri oo isku day in aad fahanto waxa ay doonayaan ama ay dowladnimo u yaqaanaan

 

Daawo sawirada Madaxweyne Xasan Culusoow oo cadale iyo Barawe booqanaya
491

492

493

494

495

496

497

 

Puntlandes.com

About The Author