Dhagayso: Barnaamijka falanqaynta siyaasadda golaha1960 & Xasan sheekh
11 Jan 2017 (Puntlandes) Barnaamijkan ooaad u xiisa badan waxaa Abwaan Maxamud Axmed kaga faalooday Xasan Shiikh intii uu madaxweynaha ahaa wixii uu somali u qabtay ,iyo waxqabad la’aantiisii ,Maadaama uu musharax u yahay mar labaad jagada mdaxweynaha somaliya .sidoo kale maxaa horumar ah ama dib u dhaca oo somaliya la soo gudboonaadey intii uu madaxweynaha ahaa.
Barnaamijakan waxaan ka ogaan karnaa in dadka somaliyeed ay mar labaad Xasan Shiikh ku aami karaa hogaanka madaxweynenimo ee dalka somaliya iyo inkale.
Weriye Abwaan Maxamud
Puntlandes. Saadaalnews Allsanaag,Arrimaha iyo golaha1960.co