Dhageyso: Xildhibaano ka tirsan Galmudug oo u digay madaxweynihii hore C/kariim & Kooxda Damul Jadiid
11 Jan 2017 (Puntlandes) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Galmudug oo shalay shaqada ka cayriyey madaxweyanaiahii horae aee maamulkaas C/kariim Xuseen Guuleed ayaa u digay madaxweynihii hore C/kariim & Kooxda Damul Jadiid oo uu ka tirsan yahay.
Xildhibaanada ayaa waxa ay kadigeen in warka ka soo baxay madaxweynihii hore C/kariin oo uu xaalada dag-daga ah ku galinaayo deegaanda maamulkaas uu noqdo mid lagu burburinayo mamaulka Galmudug oo Qabiil Qabiil la isaga hor keenayo.
Halksan Hoose Ka Dhageyso Xildhibaanada oo Radio Dalsan u waramay
Puntlandes.com