Dhagayso-Sawiro: 12-kii qodob ee Puntland iyo Federaalku ku heshiiyeen
Garowe(Pes) Heshiiska ay maanta wada galeen Puntland iyo Dowladda Federaalka ayaa noqday mid lasoo dhaweeyay oo beesha caalamku ku timaamtay waa cusub oo Somalia u baryay.
Waxaa Saxaafada u akhriyey 12 ka qodob Wasiirka Hidaha iyo tacsliinta sare ee Dowladda Federaalka Somalia Ducaale Aadan.
Halkan ka dhagayso
Faahfaahin kala soco Puntlandes.com