Dhagayso- Madaxwaynaha Puntland iyo wuxuu ka yiri heshiiska la wada gaaray
Garowe(Pes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas (MOOGE) ayaa saxiixii heshiiska ka dib jeediyay khudbad uu ku sheegay heshiiskan inuu daawo u yahay khilaafkii horay u jiray ee Puntland iyo DFS u dhaxeeyay.
Madaxwayne Gaas ayaa sheegay Puntland inay mar kasta u taagan tahay qarannimada iyo wada jirka Shacabka Soomaaliya taas badalkeedna aysan kasoo horjeedin dhismaha mamulka gobaladda dhexe ee Somalia.
Dhagayso Madaxweyne Mooge
Faahfaahin kala soco Puntlandes.com