Dhagayso: Maamulka, xubnaha golaha1960 & Websaydada la shaqeeya uu ka mid yahay Puntlandes oo Baaq Abaarta ku saabsan u diray Ummada Somaliyed
21 jan 2017 (Puntlandes) Maamulka, xubnaha golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqaynta leeyihiin ee uu ka mid yahay Puntlandes.com waxay ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaan in la gargaaro dadka Soomaliyeed ee Abaaruhu ku hayaan dalka Soomaaliya dhexdiisa.
Wxaana soi gooni ah looga Codsanayaa inay ka qayb qaataan biyo dhaaminta iyo quudinta dadka Soomaaliyeed ee Abaartu ku habsatay kana dhamaadeen xoolahoodii ay ku noolaayeen.
Weriye Dhegood
Wabsaydhada .Puntlandes ,Arrimaha iyo golaha1960.c