Daawo Muuqaal Dawlada Puntland Oo Qiime Go’an u jartay Sarifka lacagaha, go’aano adagna kasoo saartay

22 jan 2017 (Puntlandes) Dawlada Puntland Oo Qiime Go’an u jartay Sarifka lacagaha, go’aano adagna kasoo saartay, waxana ganacsatad looga digay in ay jabiyaan Amarka ka soo baxay dawlada.

lacag

Dr Yuusuf Maxamed Waceys Dhado Gudomiyaha Gobalka Bari Ayaa Shegay Inay Ciidamada Soo Qabteen Lacago Been Abuura Oo Lagu Khal Khal Galinayo Hormarka Ganacsiga Waxana Lamaha Amaanka Barkantarolada Ku Sugan Uu Ku Amray Inay Baraan Babuurta Lacagaha Falisada Bosaso Soo Galinaya.

Wasiirka Wasarada Maliyada Puntland Cabdilahi Sheikh Axmed Ayaa Shegay in Wasarada Maliyadu Ka Hortagayso Dadka Bur Burinaya Dhaqalaha Iyo Hormarka Puntland.

Puntlandes.com

About The Author