Dhagayso: Dr Xusen Nur oo golaha1960 uga waramay sida uu qofku ku samaysan karo dhaqaale & Raasamaal

26 jan 2017 (Puntlandes) Aqoonyahan Xuseen Nur wuxuu Mujtamaca somaliyeed uGu soo bandhigay golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,Sida ay ku yeelan karaan ama ku samaysan karaan Dhaqaale iyo hanti maguurta ah iyo Meelaha ay ka heli karaan Aqoonta iyo dhaqaalaha ay ku bilaabayaan howshaasi.

sicirbarar

 

Barnaamijkan Aqoonyahan Xuseen Nur oo dhowr qaybood ka koobnaan doona waxaad kala socon kartaan Golaha1960 iyo Websaydhada ay wadashaqynta leeyihiin.


Weriye Dhegood

Puntlandes,Saadaalnews,Golaha1960.com

About The Author