Warbixin+Sawirro:-Shaqalaaha Wasaarada Caafimaadka Puntland Oo Lasiiyay Tababaro Kusaabsan Xanuunada HIV/AIDS iyo TP
caasimada dowlada Puntland waxaa tababaro lasiiyay shaqaalaha wasaarada gaar ahaan kuwa ka shaqeeya xarumaha laga bixiyo dawada HIV ga iyo xarumaha lagu daweeyo xanuunka TP waxaana la barayay sida ula tacaali lahaayeen dadka qaba xanuunada.
Waxaa sidoo kale labarayaya sida ula tacaali lahayen xanuunada ka dhasha difaaca jirka oo yaraada madama xanuunadan ladagalamaan difaaca waxaana shaqalaha labararay dawaynta xanuunada ka dhasha yaraanta difaaca qofka xanuunadan la nool.
Masuuliyiinta wasaarada caafimaadka oo shirka ka hadlayay ayaa shegey in casharadan bilow uyihiin shaqaalaha madama ay maalin waliba qaabilaan dad la nool xanuunadan oo difaaca jirkooda oo yaraada ay la kulmaan xanuuno kale..
Sawirrada Hoos Ka Eeg