Dhagayso: Gudomiyaha Hobyo ”Marna ma aqbalayno in Mudug la kala Gooyo”

Gaalkacyo (Pes) Gudoomiyaha Hobyo ayaa sheegay in aysan marna ogolaandoonin in Gaalgacyo iyo Gobolka Mudug la kala jario waana ka midaysan nahay dhamaantayo dal iyo dibad, siyaasiyiin wax garad aqoon yahay. Markii hore ee la baabi’iyey Gobolka Mudug waxay ahayd markii 18 ka Gobol la sameeyey hadana ma doonayno in Mudug iyo Galgaduud la kala gooyo.

Halkan ka dhagays

Puntlandes.com

About The Author