Dhagayso: Iyadoo la sharaxaya musuqmaasuqa ka jirta Puntland

Cabdinaasir Yaasiin Salaad “Galayr” oo ah suxufi qoraa ah oo muddo badana ka soo shaqeynayay Puntland, oo haatan ku nool dalka Germany magaalada Berlin. Isagoo halkaas u jooga waxbarasho dhinaca dhaqaalaha ah.

Cabdinaasir ayaa wuxuu ka waramaa sababta ka dambeysa muddo ka yar sanad inay soo baxaan dhaliilo farabadan oo loo jeedinayo Xukuumada Puntland ee uu Gaas hogaamiyo. Cabdinaasir wuxuu iftiiminayaa dhibaatooyinka iminka ka jira Puntland

Halkan Ka dhagayso

Puntlandes.com

About The Author