Dhagayso: Xasan Sheekh “Dalku wuxuu yeelan doonaa madaxweyne cusub 8 feb 2017”!!!!
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo kamid ah musharraxiinta xilka madaxweynaha JF Soomaaliya isku diiwaangelisay inay u tartamaan ayaa si cad u sheegay in aanu soo laabaneyn.
Musharax Xasan ayaa horey waxa uu u sameeyey dadaalo badan oo ah sidii uu dib ugu soo laaban lahaa kursiga madaxtinimada Soomaaliya ee Afarta Sano ee soo aadan.
Dhagayso Xasan Sheekh oo sheegaya in dalku yeelanayo Madaxweyne Cusub
Puntlandes.com