Daawo Video: Ammanka magalada Gaalkacyo oo soo hagaagaya

Gaalkacyo (Pes) Ciidanka Birmadka ayaa goobaha muhiimka ah ee magaalada taagan waxayna si joogta ah u baarayaan gaadiidka iyo dadka. Dadwaynaha xarunta Gobolka Mudug ee gaalkacyo ayaa aad iyo aad u soo dhaweeyey Hawlgalan ay ciidama amnigu ka wadaan magaalada

Hubka magalada lagu dhex qaato, gaadiidka sharci daradda ah iyo ilaalinta goobaha kaantarooladda magaladda ayuu Taliyaha sheegay mar uu ka hadlayey  inay ciidanku guul ka gaareen, sidoo kale qaar ka mid ah Ganacsatadda Gaalkacyo ayaa ku tilmaamay hormar bilihii lasoo dhaafay laga sameeyay nabadgalyadda inay tahay.

Hoos ka daawo Video

617

618
Puntlandes.com

About The Author