Akhriso Ajandaha uu M/weyne Farmaajo ka furayo maanta Xerada Xalane Muqdisho oo looga hadlayo Abaarta dalka ka jirta
28 feb 2017 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa shir looga hadlaayo abaaraha dalka ka jira waxaa uu ka furayaa xarunta Xalane.
Waxaa ka qeyb gali doona Shirkaan xubno ka socda Beesha Caalamka iyo sidoo kale dawlad goboleedyada dalka ka jira.
Puntlandes.com