Akhriso: Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo cadeysay in aysan jirin mushahar iyo addeeg ka maqan ciidamada dowladda
28 feb 2017 (Puntlandes) Wasaaradda Maaliyadda dawladda Puntland ayaa ka dhawaajisay in sanadkii dhamaaday ee 2016 aysan jirin wax mushahar,addeeg iyo raashin ah oo ka maqna ciidan gadood sameeyey maalmo ka hor.
Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka ay Wasaaraddu soo saartay
Puntlandes.com