BREAKING NEWS RW Kayre oo uu Baarlamaanka JFS ku ansixiyey cod aan horay loo arkin
1 marso 2017 (Puntlandes) Raysul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ee uu dhawaan soo magacaabay madaynaha JFS mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Ayaa goir dhow uu Baarlamaanka JFS ku ansixiyey torsk aan horay loo Arkin.
Waxaa kalfadhiga xaadireen ku ahaa 231 xildhibaan:
waxaana codka kalsoonida siiyey 231 xildhibaan
Waxaa ka aamusay 0
Waxaa diiday 0
Faahfaahin dhawaan filo
Puntlandes.com