Sawiro: Kulan looga hadlayey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha ee magaaladda Boosaaso oo dhacay

Boosaaso(Pes) Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland ayaa maanta kulan ay kula wadaageysay halka uu marayo qorshaha lagu dhisaayo Garoonka diyaaradaha ee Boosaaso la wadaagtay Ganacsatada iyo waxgaradka magaalada Boosaaso.

Kulan oo ka dhacay gudaha Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiro ka tirsan XukuumaddaPuntland,Maamulka degmada iyo kan gobolka,waxgarad,ganacsato iyo marti sharaf kale ayaa looga hadlay arrimaha Airporka.

Kulanka ayey ujeediisu ahayd sidii bulshada loogu soo bandhigi lahaa qaab-dhismeedka Airporka iyo sida qorshaha Airporka magaaladda Boosaaso iyo in ay bulshadu ka qaybqaadato.

 

Kulanka ayaa waxaa ka hadlay Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland Xasan Cadde, odoyaad, Ganacsato iyo waxgarad ka soo qaybgalay waxayna dhamaantood isku raaceen sida loogu baahan yahay in magaalada Bosaso yeelato airport caalami ah.

Halkan ka daawo sawirada
620

621

622

623

624

625

626

627

628

629

630

631

632

633

634

635

636

637

638

 

Puntlandes.com

About The Author