Dhagayso: Madaxweyne Gaas ”Mince badan ma samaynayso in wasiir DFS uu shir ka qaybgalo”

Laanta Af-somaliga BBC ayaa waraysi la yeelatay maanta madaxweynaha Puntland ayuu ku sheegay in uu shir caalami ah oo uu ka qayb galay uu Somalia matalayey.

Mar la wax laga waydiiyey shirkii shidaalka ayuu ku sheegay in aysan ka qaybgelin Puntland aana lagu casuumin ayna ahayd in ay ka qaybgasho Puntland. wuxuuna yiri madaxweyne Gaas ”haddii dhulkayo la baarayo oo aan anaga nalaga qaybgelin ma shaqaynayo. Macno badan ma sabmaynayso in wasiir DFS uu shir ka qayb galo….”

 

Dhagayso Gaas

Puntlandes.com

About The Author