Sawiro: wasiiro iyo saraakiil ciidan oo booqday Deegaanka Galgala

Bosaso(Pes) Wasiiro ka tirsan dawlada Puntland ayaa booqday Buuralayda Galgala. Wasiiraduna waxay kala ahaayeen:

1-Wasiirka Maaliyadda Puntland Shire Xaaji Faarax.
2-Wasiirka Amniga Puntland Xassan Cismaan Aloore.
3-Wasiirka Xannaanada Xoolaha Puntland Cabdullaahi Cali Ducaale.
4-Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta Hidaha iyo dhaqanka Puntland Cabdiweli Xirsi Cabdule Indhaguran.
5-Wasiirka Hawlaha guud iyo Gaadiidka Cabdirashiid Maxamed Xirsi.
5-Wasiirka shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo Cayaaraha Cabdiraxmaan Sheekh

Safarka wasiirada ayaa ahaa ukuur galidda xaalada guud ee deegaanka iyo tan ciidanka difaaca dowlada Puntland ee kusuga jiida hore ee gal-gala
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Puntland Mudane Cabdiweli Xirsi Cabdule Indhaguran oo warbaahinta kula hadlay Galgala Ayaa yir todobaadkan wuxuu ahaa todobaadka ugu shaqada badan dawlada Gaas iyagoo booqasho ku yimid Galgala.

Sawiro
639

640

641

642

643

644

645

 

Puntlandes.com

About The Author