Daawo-Dhagayso: Heestii kii Dhuumanayee Dhabarku muuqdee ”Waa Dharaar lagu dhawrayaaye dadkaaga dhinac ka raac yaanad dhubine dhinac ka raac”
9 marso 2017 (Puntlandes) Warbaahinta Punlandes ayaa waxay ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka reer Puntland usoo gudbinaysaa Hees farta ku godaysa Shaqsiyaadka ama Siyaasiyiinta ka shaqaynaya Qaska iyo Qalalaasaha iyagoo dantooda ka dhex doonay taas.
Miraha Heesta ayaa waxaa ka mid:
- Dhiigmiirad inuu dhamaado oo aan isku dhinac ahaanaa loo dhaqaaqaye
- kii Dhuumanayee Dhabarku muuqdee
- Waa Dharaar lagu dhawrayaaye dadkaaga dhinac ka raac
- yaanad dhubine dhinac ka raac
- Dadkaaga dhinac ka raac HOOY HOOY DHINAC KA RAAC
Daawo-Dhagayso: Heestii kii Dhuumanayee Dhabarku muuqdee ”Waa Dharaar lagu dhawrayaaye dadkaaga dhinac ka raac yaanad dhubine dhinac ka raac”
Puntlandes.com