DHGAYSO: AQOONYAHAN AXMED OO GOLAHA1960 UGA WARAMAY WAXA LAGA SUGAYO DOWLADDA CUSUB /SIDA LOOGA FAAIISAN KARO HAY’DAHA UN

13 mars 2017 (Puntlandes) Warbixintan oo aad iyo aad muhiim u ah kana soo maaxatay Aqoonyahan wakhti dheer ka shaqeeyey hay’adaha kala duwan ee Qaramada midoobey (U N) sida UNDPNO,UNAMD, UNHCR iyo kuwa kaleba Aqoon yahan Axmed cali Mascuud. .Warbixintan oo uu Aqoonyahan Axmed Cali Mascuud  sal uga dhigay sida ay Dowladda somaliyeed uga faa’iidaysan karto hay’adaha iyo dalalka kala duwan iyo Aqoonyahanada somaliyeed.

231-9b4

 

Sidoo kale wuxuu aad uga hadlay  Qaabka shaqo iyo wax qabad ee dowladda cusub looga baahan yahay iney ku salayso maamulka iyo waxqabadka hay’adaha kala duwan ee wasaaradaha dalka  .Tusaalena ka bixiyey Hay’adaha ay shaqadoodu muhiimka tahay loona baahan yahay in mudnaan gaara la siiyo shaqadooda.

Weriye Dhegood


Puntlandes.com Arrimah .com iyo Golaha1960.co

About The Author