DHAGAYSO: FAYSAL ROOBLE OO GOLAHA1960 LA WADAAGEY TALO KU SOCOTA M/WEYNAHA & R/WASAARAHA & BOOQASHADII MADAXA Q/MIDOOBEY
13 mars 2017 (Puntlandes) Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble ayaa kala hadlay Madaxda Somaliyeed iyo dhamaan ummadda somaliyeed meelkastooy joogaan Golaha1960 ,golaha codka shacabka Somaliyeed iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan.
Aqoonyahan Faysal Cabdi Rooble oo had iyo jeer wakhtigiisa u hura ummadda Somaliyeed ,kana talo bixiya Arimaha had iyo jeer ku soo kordha dadka iyo dalka Somaliya ,Ugana lato bixiya tubta ugu Wanaagsan in lagu maareeyo arimahaasi si looga miro dhaliyo .Barnaamijkanna waxaanu kaga waraysanay arimaha ay ka mid yihiin
a)Talooyin uu u diray Madaxweynaha iyo Raiisal wasaaraha somaliya
b)Macaluusha somaliya ka taagan maxaa hadda uun loo ogaadey
c)Xoghayaha guud ee QM booqashadii uu ku tegey Somaliya waxay saamayn ku yeelan kartoka bixidda macaluusha iyo abaaraha soamliya ka jira.
Weriye Dhegood
Puntlandes.com,Arrimaha.com iyo Golaha1960.com