Dhagayso: Gaas ”Xiriirka DFS iyo Puntland waa wanaagsan yahay”

Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali gaas ayaa waraysi uu siiyey BBC uga hadlay heshiiskii ay dhawaan gaareen Dawlada Puntland iyo DFS Xamar.

Gaas mar uu ka hadlayey Dadka ka soo horjeeda heshiiska ayuu yiri ”Haddii qorshuhu ahaa in la qaada qayb ka mid ah Puntland hada wuxuu ahaa qorshe qaldan”..Qorshaha xamar laga suubinayey kama aanu mid ahayn waana la saxay hada”

Gaas oo ka jawaabayey wax loogu yeeray in ay Puntland  ku heshay heshiiska SEDBURSI ayaa wuxuu yiri ”Cid wax u ogol Puntland maba arko anigu. Sadbursi meesha kumaba jirin maslaxad guud ayuu ka hadlayey heshiisku.

 

Halkan ka dhagayso waraysiga Gaas

Puntlandes.com

About The Author