Akhriso liiska cusub ee Golaha wasiiradda DFS
21 marso 2017 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhow ku dhawaaqay xubnaha Golihiisa Wasiirada.
Wasiiradda la magacaabay ayaa tiradoodu tahay 26 oo shan xubnood (5) oo ka mid ahi yihiin haween. Liiska magacyada uu ra’isal wasaare Xasan Cabdi Khayre magacaabay oo aanay ku jirin wasiiru dawlayaasha iyo wasiir ku xigeennadu waxa uu u qornaa sidatan:
1- Avv. Mahdi Axmed Guuleed Khadar Ra’iisul Wasaare kuxigeenMahdi Ra’isul was are xigeen
2- Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta
3- Cabdi Salax Saciid Juxa, Arimaha Gudaha iyo dib
4- Cabdi Rashiid Cabdullahi Maxamed Gaashaandhiga
5- Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka arimaha dibadda
6- Cabdullahi Daahir CISMAAN Waxbarashada iyo Tacliinta
7- Cabdi Raxmaan Xoosh Jabril Wasiirka dastuurka
8- Amb Jamaal Maxamed Xasan Qorsheynta ,Maalgeshiga
9- Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda
10- Maxamed Cabdullaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka
11- Eng Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka boostada iyo Isgaarsiinta
12- Xildhibaan Sh.Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola
13- Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
14- Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh. Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska
15- Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka
16- Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta
17- Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha
18- Jeneraal Saciid Xuseen Saciid Wasiirka beeraha
19- Dr Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada
20- Dr Cabdi Raxmaan Maxamed Cabdi Qaasim Wasiirka Kaluuleymsiga iyo kheyraadka badda
21- Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga
22- Eng Cabdi Raxmaan Maxamed Cismaan Yariisow Warfaafinta
23- Avv. Xasan Xuseen Xaaji Wasiirka Cadaalada
24- Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
25- Xildhibaan Saalim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha
26-Dr Maryan Qaasim Axmed Wasiirka gargaarka
Halkana ka akhriso magacyada