Daawo Video: Dowlada Ingiriiska oo ka hadashay saldhiga Imaraadka, Joojinta Lacagahii Horumarinta, Shirka UK ee London oo aan Somaliland lagu casuumin …. Xasaasi
22 marso 2017 (Puntlandes) Kuxigeenka Danjiraha dalka u fadhiya Soomaalia ayaa waraysi uu siiyey Horn Cable TV uga hadlay qodobo xasaasi ah oo ay ka mid yihiin:
- Saldhiga Imaraadka ee Berbera
- Joojinta Lacagahii Horumarinta ee Somaliland la siin jiray
- Shirka UK ee London oo aan Somaliland lagu casuumin
- Dimoqraadiyadda Somaliland
- Xoriyatu Qowlka oo aan laga tixgelin Somalailand
- Musuqmaasuqa ka jira Somailand
- iyo qododobo kale oo xasaasi ah
Daawo Video: Dowlada Ingiriiska oo saldhiga Imaraadka, Joojinta Lacagahii Horumarinta, Shirka UK ee London oo aan Somaliland lagu casuumin
Puntlandes.com