BREAKING NEWS: Baalamaanka oo cod aqlabiyad ah ku meel mariyey xukuumadda cusub
29 marso 2017 (Puntlandes) Golaha Shacabka ee Baalamaanka JFS ayaa goor dhawayd cod aqlabiyad ah ku meel mariyey xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Taysul wasaare Khayre.
Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa u codeeyey sudatan:
224 xildhibaan way ogolaadeen inay shaqayso xukuumaddu.
15 xildhibaan way diideen
2 xildhibaan way ka aamuseen.
Puntlandes.com