Dhagayso: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo VOA uga waramay Abaarta ka jirta Somaliland

2 April 2017 (Puntlandes) Somaliland ayaa sheegtay in xaaladda abaarta ka taagan qeybo ka tirsan Somaliland ay aad u daran tahay kuna dhow dahay in Somaliland ay macluul ka dilaacdo.
234-7b4
Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Seylici oo ay waraysi dheer siiyey idaacadda VOA ayaa u sheegay inay joojinayaan mashaariicda horumeed ee gudaha Somaliland ka socda, sababo la xiriira abaaraha ka taagan.

Dhagayso Waraysiga Seylici


Puntlandes.com

About The Author