Daawo Barnaamij uu wariye Abshir Dhiirane ka diyaariyey dadka kusoo barakacay Abaarta Gobolka Mudug

Wariye Abshir Dhiirane ayaa ka diyaariyey barnaamij dadka kusoo barakacay Abaarta ka jirta Gobolka Mudug, taasoo keentay in xerooyin kala duwan loo sameeyo dadkaas ay xoolihii dhaafeen.
4
Barnaamijkan waa mid ka warama xaalada bini,aadamnimo iyo abaar ee ka jirta deegaankaas oo tiradii ugu badnayd qoysas Soomaliyeed oo reer miyi ah ku cayroobeen ka dib markii ay abaarta ku dhaafeen xoolihii ay haysteen haddaba soo daabac filimkaan waa mid muhiim ah.

Puntlandes.com

About The Author