Daawo Video: Xaglatoosiye ”Xaalada uu iminka ku sugan yahay Galayr waa xaal aad u liidata”
Wasiirka Caafimaadka ee Somaliland Xaglatoosiye ayaa ku eedeeyey dawlada Puntland in ay hurinayso colaad ka dhex dhacda Puntland iyo Somaliland isagoo madaxweynaha Puntland Dr Gaas ku eedeeyey in uusameeyey Gudi uu madax u yahay Xaabsade.
Wasiir Xaglatoosiye wuxuu ugu baaqay Prof galayr in uu ku soo biiro somaliland iyo wax uu ugu yeeray dadkiisa.
Halkan ka daawo Xaglatoosiye
Puntlandes.com