TACSI: Jaaliyadda Puntland ee magaalada Växjö & dhamaan Gobolka Småland ee dalka Sweden ayaa ka Tacsiyaynaya Geeridii Naxdinta lahayd ee Samwayne
Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun
Waxa shalay oo ay taarikhdu ahayd 10ka April 2017 ku geeriyooday magaalada Gothenburg ee dalka Sweden AUN Maxamuud Daahir Seed (Sanwayne)
Jaaliyaddu waxay u tacsiyeynaysaa dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday AUN Marxuumku, gaar ahaan waxaa tacsidaas diraya
1-Bashiir cabdi Jaamac (Shiish)
2-Asad bashiir Cabdi
3-Axmed Ismaaciil Cismaan (Gudoomiyaha Jaaliyadda Puntland ee Växjö)
4-Abshir cabdi Jaamac
5-C/qaadir faranuug (Gudoomiye kuxigeenka Jaaliyadda)
6-C/nuur Ilkacase
7-C/weli Sh. Maxamed Abuubakar
8-Maxamed c/laahi Caynad Tigey
9-MaxamedCabdi warsame (Xabeeb)
10-Maxamuud Dheere
11-C/kariim Cali Xaaji
12-Caaliya Sh. Ibraahiim
13-Kahdiija Maxamed Saalim
14-Ilhaan Bashiir cabdi
15-C/laahi bashiir Cabdi
16-Axmed C/casiis
Waxaan marxuumka Allah uga baryaynaa inuu jannadii Fardawsa ka waraabsho, Kitaabkiisana Gacanta midig ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, samir iyo iimaana ka siiyo Qoyskiisii, qaraabadiisii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed Amiin