Dhagayso: Safiirka Somaliya u fadhiya dalka maraykanka Amb Axmed C. Cawad oo waraysi siiyey golaha1960 sida dadka la dhoofinayo & howlaha safaarada

12 April (Puntlandes) Waraysigan uu Safiir Axmed Cise Cawad siiyey Golaha1960 iyo Websaydhada ay wada shaqeeyaan ,wuxuu aad uGu balbalaariyey xaaladaha kala duwan ee dadka Somalida ah ee laga DHOOFINAYO dalka Maraykanka oo ah tiro aad u badan .Sidoo kale Wuxuu Safiirku ka hadlay waxqabadka Safaaradda iyo howlaha ay ka qabatay dadkaasi Safaaraddu .
233-1c1
Safiir Axmed Cise Cawad wuxuu sharaxay howlaha safaaradda iyo weliba Maalgashiga iyo Heshiisyada lagula Galay dalka Imaaraadka Dekadaha Somaliya iyo Weliba arimo kale oo badan.

Weriye /Dhegood


Puntlandes iyo Golaha1960.com

About The Author