Daawo sawirada Wasiirka Maaliyadda DFS & wafdi uu hogaaminayo oo shir muhiim ah kaga qayb Maraykanka
18 April (Puntlandes) Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Maraykanka Amb Axmed Cise Cawad ayaa kusoo dhaweeyey magaalada Washington ee dalka maraykanka wafdi ballaarna oo uu hogaaminayey wasiirka Maaliyadda DFS Dr Cabdiraxmaan Bayle.
Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa Washington kaga qayb galaya shir muhiim ah, Spring Meetings 2017 ayna soo qaban qaabiyeen World Bank Group and IMF.
Daawo sawirrada wafdida Soomaaliya u matalaya shirkaas iyo Safiirkeena oo Washington kusoo dhaweeyey.
Puntlandes.com